top of page

ABOUT ME

Featured Review
Tag Cloud
No tags yet.

 

Magacaygu waa Mohamed Dahir, ku dhashay magaaladda Muqdisho, 1990 kii. Bartay, ganacsiga beraha, (Agribusiness) islamarkaana  jecel, in uu lawadaago, qoraalladiisa, guud ahaan ummadda soomaliyeed gaar ahaan inta beeraha danaysa.

 

Fikirkayga wuxuu yahay, anigoo og, xaaladda ay soomaaliya ku sugantahay, sidee beeraha soomaliyeed ay ula tartami karaan beeraha caalamka ? sidee  ku gaari karnaa, wax soo saar tayo & tiro  leh’ islamarkaana numbarka 1 aad ka gala caalamka ?

 

Hadda waxaan maamule guud ka ahay, beer lagu magacaabo, Al Naim Farm.

Haddii aad I waydiiso, ujeedadaadamaxay tahay ? waxaan ku leeyahay, “in aan lawadaago aqoontayda Ummadda soomaliyeed, Wax walbo oo ay igu qaadataba….  Waad ogtahay, jahligu wuxuu sabab u yahay wax walbo, oo xumaan ah.!

 

Waxaa si fudud iigala soo xiriiri kartaa : cinwaanada hoos ku qoran.

 

E-mail:talo2020@live.com

Tel: 252-616666000

 

Sign up for updates and more from the Book Lover

Your details were sent successfully!

bottom of page